Gudoonka labada aqal oo la kulmay Wafdigii uu horkacayey Hakan Çavuşoğlu (Daawo Sawirro)

Guddoonka labadda aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminaayey Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Turkiga Hakan Çavuşoğlu oo boosaho ku yimid Somalia. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa Ka qeyb galay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), guddiga saaxiibtinimada Turkiga iyo Soomaaliya ee Golaha Shacabka Soomaaliya iyo guddiga … Continue reading Gudoonka labada aqal oo la kulmay Wafdigii uu horkacayey Hakan Çavuşoğlu (Daawo Sawirro)